Verified
19:00 Sep 9 2019 Mogadishu
Orginal Message:: | Asc magaceygu waa Qadiijo c/raxmaan cali. aad baad u mahad sintii waxaan idinku mahad celinayaa 3dii bilood oo nasiiseen waxaan daganahay kaamka burduqoow ayaan kusugay waxaan idin ku codsanayaa haddii aad tihiin hey adda D R C waad mahad sintihiin waxaan dooneynaa hoogohoow inaad noo kordhisaan ayaa dooneynaa ilaaha kheyr idin siyo haddii aan masaakiin nahay awaal kiina magudi karno waad mahad santiin ilaaha kheyr ha idin siyo waad mahad san tihiin. |
Regional Response:: | Waiting for regional response |
Credibility: | ![]() |
![]() |
0 |
Leave a Comment